Dhageysi: Xalqada 26 aad ee Barnaamijka Qaran

0
55

Soo dhawaada saaxiibayaal, halkan waxa aan idinkugu soo gudbineynaa Bandhigga Qaran.

Xalqada lix iyo labaatanaad oo ku saabsan waxa ay dowladda Soomaaliya ka qabatay dib-u-habeynta amni ee muhiimka ah, si ay u difaacdo Muwaadiniinta una xaqiijiso midnimada gayiga Soomaaliya, waxaa ku jira sheekooyin xiiso badan.

Abubakar Maxamed Cali ayaa soo jeedinaya.

Halkan ka dhageyso: