Fah Faahino:-Dhimasho Iyo Dhaawac Ka Dhashay Shil Gaari Oo Ka Dhacay Magaalada Laascaanoo+Sawiiro.

0
11

Fah Faahino Ka So Baxaya Gaari Ku Lugmaday Magaalada Laascaanood Ee Xarunta Gobolka Sool.

Hal Ruux Ayaa La Xaqiijiyay In Uu Ku Dhintay, Afar Kalena Waa Ku Dhaawacantay, Kadib Markii Gaari Yar Oo Ay Wateen Kula Dhacay Togga Loo Yaqaanno Waqa-Deri Oo Dhanka Koonfurta Ka Xiga Magaalada Laascaanood Ee Xarunta Gobolka Sool.

Gaariga Oo Ay Saarnaayeen Shan Ruux Ayaa Ka Yimid Degaanka Docmo  Ee Koofurta Gobolka Sool, Waxaana Uu Ku Sii Jeeday Magaalada Laascaanood, Ka Hor Inta Uusan Ku Dhicin Bocol Ku Taalla Togga Waqa-Deri Oo Ku Dhow Laascaanood.

Hal Qof Ayaaa Dhintay Dhaawacyaduna Waa Afarta Kale Oo Mid Kood Aad Xaaladdiisu Aytahay Mid  Aad Uliidato, Isagoona Lagu Dabiibaya Isbitaalka Laascaanood.