Guddiga doorashada Maamulka Galmudug oo shegay Xiliga la dooranayo G. Baarlamanka Galmudug.

0
11

Guddiga Doorashooyinka maamulka Galmudug, ayaa soo saaray Jadwalka Doorashooyinka Guddoonka Baarlamaanka 2aad ee Galmudug iyaga oo dhammaan 15ka xubnood ee Guddiga ay si wadajir ah u ansixiyeen.

War Qoraal oo ka soo baxay guddiga ayaa lagu sheegay in qabashada araajida ay bilaabaneyso 14-ka Bishana kuna egtaya 15-ka,sidoo kale dhageysiga khudbaha musharixiinta ay dhaceyso 16-ka Bishaan oo ku beegan Khamista soo socota.

Ugu dambeyn waxaa ay Guddiga sheegen in doorashada  guddoonka Baarlamaanka Galmudug iyo dhaarinta ay dhaceyso 17 Bishaan oo ku beegan Maalinta Jimcada ah.

Hoos ka Akhriso Jadwalka Doorashada Guddoonka .