Qooyska Axmed Dowlo oo cabsid uga baxay Muqdisho .

0
121

Qoyska Marxuumkii lagu gubay magalada Muqdisho Axmed Dowlo, ayaa isaga baxay dalka, iyagoona sheegay in wiilkooda uu ku xayiran yahay mid kamid ah Hotelada ku yaala Muqdisho, loona heysto lacag gaareysa 30 Kun oo doolar.

Qoyskaan oo ka kooban shan iyo toban ruux ayaa u qaxay dalka Kenya, iyagoona degay Xerada Dha-dhaab ee dalkaas.

Hooyo Faadumo Axmed oo uu ka geeriyooday Marxuumka, Isla markaana ah maamada dhashay wiilka gabadha loo guuriyay ayaa shegtay in ay dalka uga soo qaxday cabsi darteed .