Xildhibanada Golaha Shacabka oo kulan koodi caadiga ku leh Muqdisho

0
19

Xildhibaanada golaha shacabka ayaa manta kulankooda caadiga aha waxa ay ku yeelanayaan  xaruntooda Villa Hargeysa ee magalada Muqdisho .

 

Kulanka Xildhibaanada Golaha Shacabka ay yeelanayan Maanta , ayaa Ajendihiisu waxa uu yahay Akhrinta 2aad ee Hindise Sharciyeedka Jaangoynta & Tayo Dhawrka.

Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa hadda ka socda diyaar garow ku aadan sidii uu kulanka u furmi lahaa, waxaana kasoo qeyb galaya inta badan Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya, kuwaasi oo xalay lagu wargeliyay inuu jiro kulanka.