Alshabaab oo weerar ku qaaday Saldhig Ciidamada Kenya ku leeyihiin G.Jubada Hoose

0
66

Wararka naga soo garaya degmada Qooqaani ee Gobalka Jubadda Hoose ayaa shegaya in halkaasi ay xalay werar ku qadeen koox ka tirsan ururka Alshabab, saldhig cidamada Kenya ku leey ay ku leeyihiin degmadaasi .

Illa iyo hadda macadda qasaraaha rasmiga ah ee ka dhashay, werarka Alshabab ay ku qadeen saldhigga ciidamada Kenya ay ku leeyihiin degmada Qooqaani ee gobalka Jubadda Hoose .

Balse Ururka alshabab  ayaa  war ay ku baahiyeen barta ay Internet- ku leeyihiin  ku sheegay in xalay dagalamayaal ka tirsan ururka Alshabab ay weerareen saldhig ciidama Kenya ay ku leeyihiin Degmada Qooqaani ee Gobalka Jubada Hoose

Si kastaba ha ahaate waa markii labaad oo ay Alshabaab werarku qaadan saldhig ciidamada Kenya ay leeyihin inta  lagu guda jiro Sanadkan Cusub