DEG-DEG:- Qarax ka dhacay duleedka Magaalada Muqdisho

0
13

wararka naga soo garaya deeganka ceelasha biyaha ee duleedka magalada Muqdisho ayaa shegaya in halkaasi uu ka dhacay qarax xoogan .

Qaraxan ayaa inta badan laga maqlay xaafadaha deganka Ceelasha Biyaha ayaa lala eegtay kolanyo ka tirsan ciidamada Dowladda oo marayey wadada,  si kastaba ha ahaaye lama oga illaa iyo hadda qasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay qaraxan.

Ururka Alshabab ayaa inta badan weeraro qaraxyo ah iyo miinoyinka dhulka lagu aaso ka fuliya duleedka magalada Muqdisho.