Kulanka Xildhibaanada Aqalka sare oo ka socda Muqdisho.

0
76

Xildhibaanada Golaha Aqalka Sare ee BFS ayaa Kulankoodii  29aad ee Kalfadhiga 6aad waxa ay ku leeyihiin  xarunta Aqalka Sare, iyada oo uu shir Guddoominayokulanka  Guddomiyaha Aqalka Sare Senatar Cabdi Xaaahi Cabdullahi,sidoo kale waxaa soo xaadiray kulanka Guddoomiye  ku xigenada iyo xildhibanada golahab Aqalka Sare.

Ajendaha Kulaka xildhibaannada Aqalka sare ayaa ah  Akhrinta 3aad ee Hindise-sharciyeedka Wax-ka beddelka Xeerka Warbaahinta.

 

Guddomiyaha Guddiga Horumarinta, Adeega Bulshada, Arrimaha Aadanimada, Warfaafinta iyo Dhaqanka ee Golaha Aqalka Sare Senatar Axmad Macalin Cumar ayaa ka hor akhriyay Golaha Aqalka Sare warbixinta Hindise-sharciyeedkaan.

 

Waxaa haatan laguda galay dooda ku a’adan Akhrinta 3aad ee Hindise-sharciyeedka Wax-ka beddelka Xeerka Warbaahinta.