Shuruudaha Musharixiinta Gudoomiyaha Baarlamanka Galmudug Oo la soo saaray

0
20

Gudiga doorashooyinka Maamulka Galmudug ayaa soo saray shuruudaha laga rabo Musharaxiinta U tartameysa Xilka Gudoomiyaha Baarlamaanka Cusub ee Galmudug.

17-ka bishaan oo ku beegan maalinta Jimcaha ah ayaa lagu wadaa in la doorto Gudoonka Baarlamanka Labaad ee Galmudug,iyadoo isla maalinkaas la dhaarinayo.

 

 

HOOS KA AKHRISO SHURUUDAHA.