Guddiga Doorashada Garabka Ahlu sunna oo bilaabaay Bixinta shahaadada doorashada Musharixiinta .

0
27

Guddiga doorashada garabka Ahlu sunna waljameeca ayaa bilaabay bixinta shahaadooyinka musharaxnimada Madaxweynaha Galmudug iyo ku xigeenkiisa .

 

Guddiga doorashada madaxweynaha iyo madaxweyne ku-xigeeynka Galmudug, garabka Ahlusunna Waljamaaca ayaana warqadaha aqoonsiga siiyay musharax madaxwaynaha Galmudug Mr Axmad Kooshin.

SAWIRADA BIXINTA SHAHAADADA