Odayaasha Dhaqanka Galmudug oo war saxaafadeed ka soo saaray arinta doorashada

0
41

Odayaasha dhaqanka ee soo xulay xildhibaanada baarlamaanka  Galmudug  ayaa kulan ay u yeesheen Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galudug waxaa ay kasoo sareen War-Saxaafadeed ka kooan 7 Qodob oo ay uga hadlayeen xaalada Galudug iyo doorashooyinka.

War-Saxaafadeedka ay soo saareen odayaasha dhaqanka  ayaa Dowladda Soomaaliya waxaa ay uga dalbadeen inay taageerto Xildhibaannada Cusub ee Galmudug sidoo kalena aysan aqbalin cid kasta oo dhinac marta Dastuurka Galudug.

Hoos ka Akhriso war saxaafadeedka