Wasiirka waxbarashada Maamulka Puntland oo sheegay in aysan diidin in ay kormeerto wasaaradda waxbarashada DFS

0
48

wasiirka wasaaradda waxbarashada Maamulka Puntland abdullahi Maxamed Xasan, aya shegay in aysan wasaaraddiisu aysan diidin in ay kor meerto howlaha Imtixaanadka .

wasiirka ayaa sidoo kale cadeeyay in imtixaan mideysan in la galo ay ka horeyso in la mideeyo man hajka waxbarashada dalka .

Wasiirka Waxbarashada Puntland, Cabdullahi Maxamed Xasan oo si hadlaya ayaa yiri “Dowladda Soomaaliya, waxay shahaadada waxbarasho sii saa ardayda Somaliland;iyada oo aan imtixaan ka qaadin, goobjoog ka ahayn, ogayn runtiisa, annaga maxaa na loogu diidayaa? annagu annaga oo xaq u leh arrimaheenna waxbarasho, hadana ma diidin in DFS kormeer ku lahaato imtixaanka.

codka wasiirka waxbarashada puntland  Cabdullahi Maxamed Xasan.