Kulama Gooni Gooni ah oo ka socda Galmudug.

0
43

Maxamed Shaakir Cali Xassan  Madaxwaynaha Galmudug ee Garabka Ahlusunna iyo Madaxwayne ku xigeenkiisa Maxamad Shuuke Macalim ayaa kulamo la yeeshay Wasiirada maamulkaasi  Goboleedka Galmudug.

Kulanka ayaa waxaa ay uga wada hadleen Arrimo ay ka mid Yahiin, sidii loo dardar galin lahaa howlahii Shaqo ee Wasaaradaha maamulka iyo sidii loo xoojin lahaa wadashaqeynta iyo Xariirka wanaagsan daneeyayaasha Arimaha Horumarinta Galmudug.