Madaxweeynaha Galmudug oo Kulan la qaatay Golaha wasiirada Maamulkaas.

0
41

waxaa maanta kulanka Gaar ah dhuusa-Mareeb ku yeeshay Golaha Wasiiradda Maamulkaas iyo Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor.

kulankan oobu jeed kiisu uu darnaa is barasho iyo xog-wareeysi xaaladda G guud ee Galmudug, waxaana sidoo kale qodabadi looga hadlay Ka mid ay Amniga,Dhameeystirka Dastuurka Heer Federaal Iyo Heer Maamulba.

Ugu danbeyn Madaxweeynaha ayaa waxaa Kulanka Ku Wehlinaye Madaxweeyne Ku Xigeenka Maamulka Galmudug Cali Daahir Eid.

Hoos ka Akhriso Qodobadi Kulanka Looga Hadlay .