Gudoomiyaha Gobalka Banaadir oo Sheegay in Marnaba loo Dulqaadan karin in Muqdisho cid lagu Dulmiyo.

0
22

Cumar Maxamuud Maxamed Filish Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magalada Muqdisho Ayaa Sheegay In Muqdisho Ay Tahay Caasimadda Soomaaliya,Isla Markaana Aysan Jirin Cid Gaar u leh oo loo tirinayo.

Waxaa Uu Sheegay In Inta Uu Yahay Duqa Magaalada Muqdisho Cid Alaala Cidii Lagu Dhibo Ama La Dhaho Wax ay Dhibsato In Mas’uuliyadeeda Uu Isaga Qaadayo.

    codka Cumar Maxamuud Maxamed Filish Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magalada Muqdisho.