Madaxweeynaha Galmudug oo kulan la Yeeshay Saraakisha AMISOM

0
41

Madaxwaynaha Maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Ayaa Xarunta Madaxtooyada Galmudug Ku Qaabilay Sarakiisha Ciidamada AMISOM Ee Ku Sugan Deegnada Galmudug.

Kulanka Madaxweeynaha Iyo Saraakiisha Ayaa Waxaa Loga Arinsanayey Aminiga Deeganada Galmudug, Sidoo Kale Waxaa Kulanka Lagu Soo Hadal Qaaday Sidii Loo Xoreyn Lahaa Deeganada Galmudug Ee Ay Ururka Alshabaab Gacanta Ku Hayaan .

Madaxweynaha Galmudug Ayaa Saraakiisha Ciidamada U Sheegay In Maamulkiisa Ay Ka Shaqeeyn Doonan Sidii Deganada Galmudug Amni Loogu Dabaali Lahaa .

Saraakiisha Ciidamada AMISOM Ayaa Dhankooda Waxaa Ay Sheegeen Inay Ka Go’an Tahay In Maamulka Cusub & Ciidamada Inay Kala Shaqeeyaan Sugida Amniga Deegaannada Galmudug Iyo Xureynta Deegaannada Ka Maqan Gacanta Maamulka.

Kulankan Ayaa Ah  Kii Labaad Ee Uu La Yeesho Madaxweeynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Saraakiisha Ciidamada AMISOM.

                        SAWIRADA KULANKA