Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya iyo Hay’adda UNESCO oo kala Saxiixday Heshiis .

0
28

Kadib Kulan Ay Yeesheen Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya Iyo Agaasimaha Guud Ee UNESCO Ayeey Kala Saxiixdeen Heshiis Muhiim Ah , Kulankan Ayaana  Loga Hadlay Horumarinta Waxbarashada Soomaaliya.

Markii Uu Kulanka Soo Dhamadee Kulanka Ayaa Waxa UU Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya Cabdullahi Godax Barre Iyo Agaasimaha Guud Ee UNESCO  Audrey Azoulay Waxay Kala Saxiixdeen Heshiis Soomaaliya Iyo UNESCO Isaga Kaashanayaan Hurumarinta Waxbarashada Ayadoo La Adeegsanayo Tiknoolajiyada Casriga Eh.

Wasiirka Ayaana Shegay In Soomaaliya  Ay Mar Waliba U  Taagan  Tahay Xoojinta Xiriirka Ay Laleedahay UNESCO, Soomaaliya Ayaa UNESCO Xubin Ka Aheyd Tan Iyo Sanadkii 1960kii.

Heshiiskaan  Iskaashiga Horumarinta Waxbarashada Ayaa Ku Soo Aaday Xilli Isfaham Waa Uu Ka Dhax Taagan Yahay Wasaaradda Waxbarashada DFS Iyo Wasaaradda Waxbarashada Maamulka Puntland.