Dhageeyso:- Faah Faahino Dheeraad ah oo ka soo baxaya Dagaal Khasaaro Geeystay oo Ka dhacay G.Hiiraan.

0
27

Wararka Naga Soo Garaya Gobalka Hirran Ayaa Shegaya In Deegaan Hoostaga Gobalkaasi Uu Ka Qarxay Dagaal U Dhaxeeyay Ciidamda Macwisleyda  Iyo Koox Ka Tirsan Ururka Alshabaab .

Taliye Maxamed Cumar Adan Gaduudoow Oo La Hadlay Idaacadda Star Fm Ayaa U Xaqijiyey In Dagaalkaasi Uu Ka Dhashay Khasaare Isugu Jira Dhimasho Iyo Dhawaac Sidoo Kale Aay Alshabaab  Ay Ka Soo Furteen Laba Qori Oo Ah Nooca Loo Yaqaano Ak47 Sidoo Kalana Ay Ka qabsadeen  Gaari Nooca Dagaalka A  .

Taliye Maxamed Cumar Adan Gaduudoow Ayaa Sidoo Kale Beeniyey Warar Sheegayey In Dagaalkaasi Uu U Dhaxeeyay Ciidamada Macwusleyda Iyo Ciidamo Ka Tirsan Kuwa Itoobiya Oo Qeeyb Ka Ah Ciidamada Nabad Ilaalinta Amisom , Waxa Uuna Sidoo Kale Taliyaha Inoo Xaqiiyey In Dagaalkaani Uu Ahaa Mid Dhaba Gal Ah Oo Ciidamada Macwisleeyda  Ay Jid Gooyn  Ku Sameeyen Xubna Ka Tirsan Ururka Al-Shabaab Oo Marayey  Degmada Af-Qurun.

         Codka Taliye Maxamed Cumar Adan Gaduudoow