Madaxweyne Deni oo Kulan la Qaatay TaliyahaCiidamda Mareeykanka Ee Africom

0
33

Madaxweynaha Maamul Gobaleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni Ayaa Magaalada Boosaaso Ku Qaabilay Taliyaha Ciidamda Mareeykanka Ee Africom Gen. Stephen J.Townsend Iyo Wafdi Uu Hoggoominayo , Ku Was Oo  Booqasho Ku Yimid Magaalada  Boosaaso.

Saciid Cabdullahi Deni Madaxweeynaha Maamulka Puntland Iyo Gen. Stephen J.Townsend Waxay Ka Wada Hadleen Amaanka Guud  Ee Deeanada Iyo Sidii Loo Cirib Tiri Lahaa Ururka Al-Shabaab Iyo Wada Shaqaynyta Taliska Africom Iyo Dowladda Puntland.

Taliyaha Guud Ee Ciidanka Maraykanka Africom Gen. Stephen J.Townsend Oo Booqasho Ku Jooga Soomaaliya Ayaa Booqasho Ku Maraya Qaar Kamid Ah Maamul Goboleedyada Dalka Ka Jira, Waxa Uuna Xalay Tagay Kimaayo Uu Kula Kulmay Madaxweynaha Jubbaland.