Wasaaradda Warfaafinta oo Sheegtay In aysan Aqoon saneyn Ururka SJS.

0
20

Wasaaradda warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay ineysan aqoon saneyn urur la dhaho SJS islamarkana uu ka diiwaan gishneyn wasaraddda ayna yihiin dad Dibad joog ah oo ku nool Kenya, kana war qabin wariyeyasha iyo xaaladda warbaahinta dalka.

War saxaafadeedka wasaaradda ayaa sidoo kale lagu sheegay iney raadinayaan Attention iyagoo been sameynaya sidoo kale waxaa wasaaraddu xustay in SJS aysan cidna matalin.

Wasaaradda warfaafinta ayaa sidan oo kale dhowr jeer dalka ka ceyrisay hay’ado ka been abuurtay dadka Soomaaliyeed

    HOOS KA AKHRISO WAR SAXAFADEEDKA WASAARADDA