Iska Hor Imaad Ciidama Dowladda Ku Dhex Maray Gobalka SH/Dhexe

0
44

Wararaka Laga Helayo  Deegaanka Xaaji Cali Oo  Ka Tirsan Degmada Cadale Ee Gobolka Shaabeellada Dhexe Ayaa Sheegaya In Ciidamo Ka Wada Tirsan Milatariga Soomaaliya Uu Iska Hor Imaadan Halkaasi Uu Ku Dha Maray .

Ila Laagu Kalsoon Yahay Oo Aan Ka Helnay Deegnka Ayaa Waaxa Ay Inoo Xaqiijiyeen In Iska Hor Imaadka Uu Ka Dhashay Is Afgarad Waa Ka Dha Dhacay Ciidamada Halkaasina Ay Is Rasaaseyn Ay Ku Dhax Martay.

Inta La Xaqiijiyey Illa Afar Ruux Oo Rayid Ah Oo Labo Ka Mid Ah Ay  Ahaayeen Dumar Ayaa Ku Dhintey Iskahorimaadkan Iyadoo Saddex Kale Oo Ay Labo Dumar Tahayna Ku Dhaawacmeen.

Dadka Ku Dhaawacmay Dagaalka Ayaana La Dhigay Isbtaalka Degmada Cadale Ee Gobolka Shabeellada Dhexe.

Wararka Ayaa Waxa Ay Intaasi Ku Darayaan  In Xaalada Deegaanka Ay  Haatan Degen Yahay Iyadoo Halkaasina Ay Gaareen Saraakiil Ka Tirsan Ciidamada Dowlada.