Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Kenya oo Hakisay Shaqooyinkii ay U Haysay Shacabka.

0
48

Safirka u fadhiya dalka Kenya Axmed  Maxamuud Nuur tarsan ayaa waxa uu shegay in mudo tobaad ah la joojinaayo shaqooyinka ay u hayaan muwaadiniinta Soomaaliyeed ee dalkaasi ku nool laga bilaabo   maalint berito ah ka dib marki uu saameyn ba,an uu ku yeeshay qaar ka mid ah wada caalamka cudurka  covid 19

safirka somaliya u fadhiya dalka Kenya ayaa waxa uu bulshada somaliyyeed ugu baaqday in ay hogaan samaan tilmamooyinka ay bixineyso dawladda Kenya ee ku saabsan ka hortaga qatarta cudurka covid 19 si loo xaka meeyo caabuiqa cudurkaas.

sidaa kale safaaradda Somaliya ee dalka Hindiya ayaa ku dhawaaqaday inay mudo kooban hakisay shaqoyinka safaradda soamliya ee dalkaas, lataliyaha labaad ee safarada somaliya dalka Hindiya Saliim c/lahi cilmi  ayaa  laga soo xigtay “ in sababta loo xiray ay tahay amaro ka soobaxay dawladaha Hindiya iyo Somaliya ee ku aadan xakameenta qatarta cudurka corona varus, isagoo sheegay inay si dhaw  ula socon donaan xaaladda guud ee muwadiniinta somaliyeed ee dalkaas”

safaradda maysan cadenin mudada ay hakadka ku jiri doonto shaqada safarada somaliya ee dalka hindiya, balse safaaradda ayaa xustay inay dawladda hindiya ay kala shaqayn donto xakmeenta caabuqa Carona Varus”

dawladda somaliya ayaa horay u qaaday talaabooyin lagu doonayo in qatarta cudurka looga hortaga muwaadiniinta somaliyeed ee ku nool dalka dibadiisa.