Jubbaland oo War ka soo saartay Sidii loga hortagi lahaa Covid-19

0
81

Guddiga Ka Hortagga Xanuunka Covid-19 Ee Maamul Gobaleedka Jubbaland Ayaa Amaro Iyo Fariimo Caafimaad Ka Soo Saaray Sidii Looga Hortagi Lahaa Xanuunka Corona Virus .

 

Guddigaan Oo Heer Wasiiro Ah Ayaa Waxaa Ay Soo Saareen Lix Qodob Oo Ay Ugu Muhiimsan Yihiin In La Fasaxay Labada Todobaad Goobaha Waxbaraashada, In La Joojiyey Isku Imaatinka In La Xiro Masaajida Qeybta Dadka Ay Ku Weesa Qaataan, In La Yareeyo Dhaq Dhaqaaqa Xaduudaha Deegaannada Dowlad Goboleeka Jubbaland Iyo Qodobo Kale.

Guudi Ahaan Waxa Sii Laba Jibaar May Dadka Uu Soo Ridanayo Xanuunka Corona Virus , Iyado Oo Ay Sii Badanayso Dhanka Kale Dadka U Dhimanaya Xanuunka.

 

HOOS KA AKHRISO AMARADA KA SOO BAXAY GUDIGA KA HORTAGGA COVID-19.