DFS oo Gargaar Caafimaad Gaarsiisay Buuhoodle.

0
55

Waxaa Manta Magaalada Buuhoodle Ee Gobalka Togdheer Gaaray Wafdi Uu Hogaaminayo Wasiirka Kaluumeeysiga Iyo Kheeyraadka Badda Xukuumadda Somaaliya.

Xildhibaan Cabdullaahi Bidhaan Warsame, Ahna Wasiirka Kaluumeeysiga Iyo Kheeyraadka Badda Ayaa Garay Magaalada Buuhoodle Iyaga Oo Waday Gar Gaar Caafimaad Oo Ay Dowladda Dhexe Ugu Tala Gashay Qeeyba Ka Mid Ah Deeganadii Uu Maamuli Jiry Maamulka Qaatumo.

Gar Gaarkaan Oo Isugu Jiray Agab Caafimaad Oo Logu Tala Galay Xakameynta Xanuunka Coronavirus.

Gargaarkaan Aayaa Sidoo Kale Noqonaya Gar Gaarkii Ugu Horeeyay Ee La Gaarsiiyo Magaalada Buuhoodle , Kaas Oo Uga Yimaada Dowladda Federaalka Ah Ee Soomaaliya.

 

Wasiir Bidhaan Oo Warbaahinta La Hadlay Ayaa Sheegay Inay Halkaasi Ay U Tageen Sidii Ay Ula Socon Lahaayeen Xaaladaha Caafimaad Ee Ka Jira Buuhoodle Iyo Arrimo Kale Oo Ku Adan Xaladaha Nololee Ee Kajira  Iyadoo Lagu Wado Inay Kulamo Kala Duwan Laqaztaan Mamulka Degmada Iyo Dadka Degaanka

Degmada Buhoodle Oo Ah Midkamida Degmoyinka Ugu Qadiimisan Gudaha Dalka Ayaa Sanadihii Ugu Dambeyay Dadka Halkaasi Kunooli Waxa Aney Arkin Waxdowlada Sida Laga Soxigtay Dadka Deganka