Golaha wasiirada Galmudug oo Kulan koodii uu horeeyay Muqdisho.

0
50

Shirkii Ugu Horeeyay Ee Gollaha Wasiirada Galmudug Oo Uu Shir-Gudoomiyay Madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor, Oo Uu Wehliyo Madaxweyne Ku-Xegeenka Galmudug, Cali Daahir Ciid Ayaa Maanta Ka Qabsoomey Xarunta Madaxtooyada Ee Magaalada Dhuusamareeb.

 

Ajandaha Kulanka Ayaa Ahaa ,Isbarasho Guud Iyo Xil La Wareegidda Wasaaradaha, Xogta Wasaaradaha Iyo Qorsha Howleedka 100-Maalmood Ee Soo Socda, Warbixinta Xaaladda Amniga Ee Hadda Taagan, Dib U Habeynta Guddiga Covid-19 Iyo  Qabanqaabada Maalinta Ciidda.

 

Golaha Wasiirada Galmudug Ayaa Waxaa Xilligaan Horyaalla Shaqooyin Dhowr Ah Oo Adag Maadaama Galmudug Ay Soo Martay In Ka Badan Laba Sano Oo Khilaaf Ah.