Wasaaradda Caafimaadka oo Shaacisay Tirada Dadka laga helay Corona Maanta.

0
66

waasaaradda Caafomaadka iyo Daryeelka bulshada ayaa shaacisay Warbixinta Maalinlaha ah ee Coronavirus.

wasaaradda ayaa sheegtay kiisas hor leh oo Coronavirus ah in la helay kadib baaritaanadi Saacadihii u danbeyay lagu sameyeeyay dadkii loga shikisanaa Xanuunka.

Warbixinta ayaa lagu sheegay in tirada maanta laga helay xanuunka ay gaareyso 34-qof , iyada oo tiradaasi ka dhigeysa wadarta guud dadka dalka oo dhan laga lehalay xanuunka 1,455 qof .

18 May 2020: Warbixinta COVID-19 ee Soomaaliya.

> Laga Helay: 34
> Somaliland: 18
> Benadir: 14
> Hirshabelle: 2

> Lab: 21
> Dhedig: 13
> Bogsasho: 11
> Dhimasho: 1
——————————–
> Tirada Guud Laga Helay: 1,455
> Bogsashada Guud: 163
> Dhimashada Guud: 57