Dhageysi:-Shirkadda Dahabshiil Group Oo Deeq Raashin ah Iyo Agab Gaarsiisay isbitaalka Laansaleeti+Sawirro.

0
207

Iyadoo Maalma Kooban Ay Ka Harsantahay Munaasabadda Ciidul Fidriga ayaa Shirkadda Dahabshiil Group waxa ay  Deeq Isugu Jirta Raashiin Xoolo Nool , Joodariyaal , & Agabka Loo Isticmaalo  Nadaafada Gaarsiisay Isbitaalka Laansaleeti Oo Lagu Daryeelo  Dadka Dhimirka La Iyadoo Shirkaddu Horay U Dayactirtay Isbitaalkan.

Ugu horeen waxa goobta ka hdalay Madaxa Hormarinta mashaariicda ee  Dahabshiil Group Mudane C/ Wali Maxamuud Warsame

Dhankiisa Dr Cabdi Calasow Cadow Madaxa Mashaariicda Isbitaalka Laansaleeti ayaa ka mahdceliyey deeqda ay soo gaarsiiyeen shikakada dahabshiil group isagoona tilmaamay in shirkada dahabshiil group aytahay garabka istitaalka

Ugudambeytii waxaa goota ka hdashay Drs Faadumo C/ Macow Agaasimaha Guud Ee Isbitaalka Iyadoona  ka mahadcelisy deeqda ay soo gaarsiisay sharkadda dahabshiil group

 daawo sawirrdad.