Faahfaahino ka soo baxaya Qarax xoogan oo ka dhacay Muqdisho.

0
15

Wararka Naga Soo Gaaraya Degmada Hodan Gaar Ahaan  Inta U Dhaxeeysa Isgoyska Banaadir Iyo Wakaaladda Biyaha Ayaa La Sheegaya In Uu Halkaasi Uu Ka Dhacay Qarax Xoogan .

Qarax Ayaa Ahaa Mid Lala Eegtay Gaari Ay La Socdeen Ciidamada Ka Tirsan Kuwa Booliiska Soomaaliyeed .

Gaariga Qaraxa Lala Eegatay Ayaa La Sheegay In Uu Lahaa Taliyaha Hogaanka Caafimaadka Ciidamada Booliska Soomaaliyeed, Iyadoo Wararka Aan Heleyno Ay Sheegayan In Uu Nabad Qabo Taliyaha Isla Markaana Xiligii Uu Qaraxa Uu Dhacayey Anu La Socon Taliyaha Balse Qaar Ka Mid Ilaalada Taliyaha Ay Wax Yeelo Ka Soo Gaartay Qaraxa.

Dib Kala Soco Wixii Ku Soo Kordha Warkan .