Dalka New Zealand oo sheegay in laga Waayay Xanuunka Corona.

0
119
FILE - In this May 17, 2019, file photo, New Zealand's Prime Minister Jacinda Ardern speaks during a joint press conference at the Istana or presidential palace in Singapore. New Zealand announced Monday, June 10, that it will withdraw all of its troops from Iraq by next June. (AP Photo/Yong Teck Lim, File)

Wasaaradda caafimaadka ee dalka New Zealand ayaa shaacisay in  dalkeeda laga waaya kiisaska xanuunka corona virus .

Dalka New Zealand ayaa ka mid ahaa wadamada caalamka ee soo saaray xayiraadii ugu adkeyd ee dhanka isku socodka ah.

Xaaladii ugu dambeysay ee corona ee New Zealand waxaa la xaqiijiyay 22-kii bishii shanaad ee sannadkan.