Madaxweeynaha Galmudug oo Gaaray Magaalada Caabud-waaq.

0
90

Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor madaxweeynaha Maamul gobaleedka Galmudug, iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Cabudwaaq.

 

Wafdiga uu hogaaminayo madaxweeynaha ayaa aad loogu soo dhaweeyay Magaalada , iyadoo shacabka iyo mas’uuliyiinta deegaanka ay ka qeeyb galeen.

 

Madaxweeyne qoor qoor ayaa lagu wadaa in uu kulama kala duwan la qaato odayaasha dhaqanka, Wax-garadka iyo dhalin yarada Magaalada Caabud-waaq.

 

Si kastaba madaxweeynaha Maamul Gobaleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa muddooyinkii u danbeeyay waxa uu kulama Ka waday Deeganada Maamulkaasi.