Ciidamada Dowladda Howl galo Qorsheeysan dad lagu soo qab qabtay ka sameeyay Gobalka Hiiran.

0
114

Taliska Ciidamada Xoogga Dalka Qeeybta 27-Aad Ayaa Waxa Ay Howl Galo Gaar Ah Ka Sameeyeen Deegaano Ka Tirsan Gobolka Hiiraan Oo Ay Ku Sugnaayeen Xubna Ka Tirsan Ururka Al-Shabaab .

 

Qaar Ka Mid Ah Saraakiisha Hogaamineysay Howl Galka Ayaa Waxa Ay Sheegeen In Howl Galo Ay Ka Fuliyeen Wadada U Dhaxeeysa Degmooyinka Buulo Burde Iyo Jalalaqsi Ee Gobolka Hiiraan Oo Mararka Qaar Ay Jidgooyooyin Dhigtaan Ururka Al-Shabaab, Iyagoo Soo Qab Qabtay Soo Qab Qabtay Dad Looga Shakisan Yahay In Ay Ka Tirsan Yihiin Alshabaab.

 

 

Si Kastaba Howl Galada Ayaa Waxa Ay Ka Qeeyb Yihiin Howl Galo Amni Xaqiijin Ah Oo Ay Ciidamada Xoogga Dalka Muddooyinkii U Danbeeyay Ay Ka Wadeen Deegano Ka Tirsan Gobalada Dalka.