Faahfaahino Ka soo baxaya Qarax Xalay ka dhacay Kismaayo.

0
104

Warar Hor Leh Ayaa Ka Soo Baxaya Qarax Xalay Ka Dhacay Magaalada Kismaayo Ee Xarunta KMG Ah Ee Maamul Gobaleedka Jubbaland.

 

Illo Ku Dhaw Dadka Deeganka Ayaa Waxa Sheegen In Xalay Xilli Danbe Weerar Loo Adeegsaday Bambada Nooca Gacanta Laga Tuuro , Lagu Weeraray Maqaayada Ay Ku Caweeynayeen Dad Shacab Ah.

 

Inta La Xaqiijiyey Hal Qof Ayaa Ku Geeriyoday Qaraxa In Kabadan 8-Qofna Weey Ku Dhaawacantay , Kuwaas Oo Xiliga Qaraxa Uu Dhacayey Goobta Ka Ag Dhawaa.

 

Si Kastaba Ciidanka Jubbland Ayaa Gaaray Goobta Uu Weerarku Ka Dhacay Waxaana Ay Ka Bilaabeen Howlgallo.