Wasiir Fiqi: “Doorasho hadeey dhici weeydo Dalkaan Qalalaasuu galaya”.

0
72

Xildhibaan Axmed Macali Fiqi Wasiirka Wasaaradda Amniga Maamulka Galmudug Ayaa Sheegay In Hadii Doorashooyinka  Soomaaliya Ay Waqtigooda Ku Dhici Waayan Ay Qatarteeda Leedahay,Isla Markaana Ay Sababi Karto Qalalaaso Siyaasadeed.

 

Fiqi Ayaa Waxaa Uu Sheegay In Madaxda Dowladda Uu Muddo Xileedkooda Uu Yahay Afar Sano Waqti Kalena Aysan Ku Darsan Karin,Waxaana Uuna Ka Soo Hor Jeeystay Qorshe Ay Gudiga Doorashooyinka Dalka Ay Heegen In Loo Baahan Yahay Muddo Dheeri Ah Si Loo Qabto Doorasho.

 

 

Si Kastaba Gaba Gabada Hadalka Ayaa Wasiirka Amniga Maamulka Galmudug Axamed Macalin Fiqi Waxaa Uu Sheegay Inay Tahay Muhiim In Doorashada Waqtigeeda Ay Ku Dhacdo Lagana Aqbaleyn Muddo Kororsi Madaxda Dowladda Soomaaliya Ee Talada Dalka Heysa.

Dhageeyso codka axmed macalin fiqi.