Faahfaahino Dheeri ah oo ka soo baxaya Diyaarad ku bur burtay Baladweeyne.

0
104

wararka naga soo gaarayo magaalada Baladweeyne ee xarunta Gobalka Hiiraan ayaa sheegaya in garoonka diyaaradaha Ugaas khaliif  ay ku bur burtay Diyaarad Siday raashiin iyo agabyo kale .

Diyaaradan ayaa siday seedka ama raashinka ciidamada Amisom waxaan la sheegay inay soo dagtay aydoo qeeybaha danbe ee diyaaradda uu qiiq ka socdo.

Waxaa guud ahaan burubrtay diyaaradan oo siday raashinka ciidamada amisom, waxaan Lagu guulaystay ina laga soo badbaadiyay sadax qof kamid ah shaqaalahii diyaarada saarnaa , man jirto wax khasaaro nafeed ah oo ka dhashay diyaarada marka laga soo tago burburka diyaarada.