Diyaarad Xamuul ah oo Goordhaweed ku Soo Dhacaday Garoonka Magaalada Beledweyne(SAWIRRO)

0
204

Wararka inaga soo gaaraya Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan, ayaa waxa ay sheegayaan in Garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif ay ku dhacday diyaarad.

Diyaaradan ayaa aheed mid xamuul ah waxaana la sheegayaa in ay siday seedka ciidamada amisom waxaan la sheegay inay soo dagtay aydoo gubaneyso,
wararka ayaa intaas ku darayaa in ay ka badbaaday tiro kooban oo kamid ah shaqaalahii diyaarada La socoday,

Ma jirto wali khasaaro nafeed oo La soo wariyay marka laga soo tago burburka diyaarada

waxii warar ah oo ku soo kordho waan idiinla socondiin doonaa inshaa allah.