Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya oo sheegay in macdan Fara badan Dalka Taalo.

0
80

Safiirka Wadanka China-Naha U Fadhiya Soomaaliya Ayaa Sheegay In Soomaaliya Ay Ceegagaan Hanti Macdan Badan Oo Dabiici Ah .

 

Qin Jian Safiiirka Shiinaha U Fadhiya Soomaaliya Ayaa Qoraal Gaaban Uu Soo Dhigay Bartiisa Uu Ku Leeyahay Twitter-Ka Waxa Uu Ku Sheegay In Dahab, Gaas,Saliid Iyo Macdaba Kale Ay Yaalan Gudaha Soomaaliya.

 

Mr Jian Ayaa Qoraalkiisa Ku Sheegay Cadada Macdanta Dabiiciga Ah Ee Taallo Gudaha Soomaaliya.

 

Dahab: 18,816,000 (Kg?), Saliid: 5,000,000,000,000 (MT?), Gaaska Dabiiciga Ah: 2,100,320,000 (MT?), Xoolaha: 2,000,000,000 (Madaxa?), Kalluumeysiga Ganacsi: 1000,000,000 (MT?), Macdanta Iyo Biraha Qaaliga Ah: 2,000,000,000 (MT?), Uranium: 560,000,000 (Kg?) Iyo Wax Yaabo Kale  Ayuu Ku Yiri Qoraalka Uu Ku Daabacay Bartiisa Twitter-Ka.