Somaliland oo Ciidamo u Dirta Wafdi ka socda Puntland oo ku sugan Gobalka Cayn.

0
86

Somaliland Ayaa Cutubyo Ka Tirsan Ciidamadeeda Oo Ku Hubeeysan Agabka Dagaalka Waxa Ay U Dirtay Gobalka Cayn, Halka Oo Ay Ku Sugan Yihiin Wafdi Ka Socda Maamulka Puntland.

 

Ciidamada Ay Somaliland Dirtay Ayaa La Sheegay In Ay U Jeedkoodu Yahay In Ay Is-Hor Istaag Ku Sameeyaan Wafdi Ka Socda Oo Deeganada Buuhoodle Iyo Deegano Kale Oo Ka Tisan Gobalka Cayn Ka Wada Kulamo.

 

Illa Iyo Hadda Dhanka Puntland Ma Jirto Wax War Ah Oo Ka Soo Baxay , Oo Ku Aadan Arintaan.

 

 

 

Wasiirka Caafimaadka Dr Jaamac Faarax Xassan Ayaa Shalay Gaaray Degmada Buuhoodle Waxaana Ay Sheegeen In Ay U Socdaan Nabadaynta Beelo Ku Dagaallamay Degaannada Ceegaag Iyo Horufadhi.