Xisbiyada Mucaaradka somaliland oo kulan la qaatay Safiirka Midawga yurub.

0
85

Gudoomiyayaasha Xisbiyada Mucaaridka Somaliland  UCID iyo WADANI ayaa kulan la qaatay Safiirka midawga Yurub u fadhiya Soomaaliya Nicholas Berlanga , iyago ka wada Hadlay arimo dhowr ah .

 

Kulankan oo ka dhacay Hooyga magaalada Hargeysa uu ka dagan yahay Gudoomiyaha Xisbiga WANADI Cabdiraxman Ciro ayaa looga hadlay Arimo ay ka mid yihiin doorashooyinka la filayo in ay ka dhacaan Somaliland.

 

Nicholas Berlanga safiirka Midawga Yurub u fadhiya Soomaaliya ayaa ugu baaqay in Wax waliba in wada hadal iyo is ogol lagu dhameeyo.

 

Feysal Cali waraabe iyo Cabdiraxman Ciro ayaa dhankooda kaga mahad celiyey Gabar is taagga midawga yurub ay diyaarka ula yihiin Mar walba.