Shirkadda somtel oo Adeeg Cusub Soo Bandhigtay Adeegaasi oo lagu Magacaabo Muraadso.

0
153

Shirkadda isgaarsiinta SOMTEL oo maanta adeeg cusub usoo bandhigtay umadda soomaaliyeed kaasoo bulshadu ay aad ugu baahi qabtay.
Adeegga MURAADSO waa adeeg ku hadal ah waxa uuna ka kooban labo xirmo oo kala duwan oo isugu jira xirmo tododobaadle ah & xirmo maalinle ah.
#Somtel #new #offer #voice #call #wicitaanada #gudaha #big #discount #qiimo #dhimis #daily #weekly #local.

Madaxa iibka Somtel: Cumar Maxamed Nuur
Madaxa Suuqgeynta Somtel : Ahmed Ciise xaaji
Gudoomiyaha Waaxda Ganacsiga C/lathi Cali Caamir
Mid kamid ah Ganacsatada
Madagascar Hormarinta Ganacsiga Dahabshil Group C/walk Maxamuud Warsame.