Duqa Muqdisho oo Xilka ka qaaday Gudoomiye Degmo.

0
75

Cumar Maxamed Maxamuud Finish Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Ayaa Waxa Uu  Xilka  Gudoomiye Uu Ka Qaaaday Cabdiraxmaan Ow Cali Oo Ah Gudoomiyihii Degmada Wadajir.

 

Waxa Uu Sidoo Kale Gudoomiye Cumar Filisha Uu Xilka  Gudoomiyaha Degmada Wadajir U Magacaabay Bashiir Mohamed Ali.

 

Duqa Muqdisho Ayaa  Gudoomiyaha Cusub Ee Degmada Kula Dardaarmay In Uu Si Deg Deg Ah Wax Uga Qabto Dhibaatooyinka Ka Jira Degmada.

 

Shacabka Degmada Wada Jir Ayaa Maalmihii Ugu Danbeeyay Waxa Ay Cabasho Ka Muujinayeen  Dhibaatooyin Ka Jira  Degmada Wadajir.

 

Qaar Ka Mid Ah Degmooyinka Ku Yaalada  Gobolka Banaadir Ayaa Waxaa Ka Taagan Dhibaatooyin Ay Sababeen Roobabkii  Mahiigaanka Ah Ee Ka Da’aya  Magaalada Muqdisho .