Golaha wakiilada Puntland oo Maanta ansixinaya Xubnaha Maxkamadda Dastuuriga ah .

0
68

Mudanayaasha Golaha Wakiilada Puntland Oo Manta Kulan Ku Leh Xaruntooda Magaalada Garowe Ayaa Waxa La Filaya In Ay Kulanka Kaga Hadlay Arimo Dhowr Ah.

 

Kulanka Oo Ah Fadhiga 22-Aad Ee Kalfadhiga 46-Aad Golaha Wakiillada Maamulka Puntland Ayaa Si Rasmi Ah U Furmaya Saacadaha Soo Socda.

Fadhiga Gobalaha Wakiilada Puntland Ayaa Waxaa Looga Hadlaya Inta Uu Socdo Ajandayaal Aya Ka Mid Yihiin Dhameystirka Iyo Ansixinta Xubnaha Maxkamadda Dastuuriga Ah.

Xildhibaanada Golaha Wakiillada Puntland Ayaana Dood  Adag Ka Yeelanaya Dhameystirka Iyo Ansixinta Xubnaha Maxkamadda Dastuuriga Ah.

Xubnahaan Ayaa Muhiim U Ah Maamulka Puntland, Waxaana Horay Loo Kala Diray Xubnihii Shaqeynayay Ka Dib Markii Uu Khilaaf Soo Gala Dhex Galay.