Xisbiga Wada jir oo soo dhaweeyay Is-afgaradka laga gaaray Shirka Dhuusa-mareeb.

0
68

Xisbiga Wadajir Ee Uu Hogaamiyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame Ayaa War-Saxafadeed Ka Soo Saaray Shirka Wada Tashiga Dowladaha Xubnaha Ka Ah Dowladda Dhexe Iyo Madaxda Dfs.

War-Saxaafadeedka Ka Soo Baxay Xisbiga Wadajir  Ayaa Waxaa Lagu Soo Dhaweeyay War-Murtiyeedka Laga Soo Saaray Shirka Wadatashiga, Isidoo Kale Waxa Uu Xisbiga Ku Baaqay In Si Wadajir Ah Loogu Istaago Sidii Looga Mira Dhalin Lahaa Wejiga Seddaxaad Ee Shirka .

Xisbiga Ayaa Sidoo Kale Waxa Madaxda Maamul Gobaleedka Galmudug Ku Bogaadiyay Gogosha Uu U Fidiyay Madaxda Labada Heer.

 

Hoos Ka Akhriso War-Saxaafadedka Xisbiga Wada Jir.