Maxaad ka taqaana Siyaasiyiinta lala xiriirinayo Xilka Ra’iisul wasaaraha Dalka.

0
68

Tan Iyo Markii Shalay Codka Kalsoonida Kala Mudanayaasha Goalaha Shacabka Ay Codka Kalsooni Kala Noqoshada Ay U Qaadeen Xukuumadda Ra;Iisul Waasaarihii Hore Ee Dalka Xassan Cali Kheyre Ayaa Waxaa Soo Baxaayay Mas;Uuliyiin Horay Xilal Kala Duwan Uga Soo Qabatay Xukuumadihii Dalka Soomaaray, Kuwaas Oo Lala Xiirirnayo In Madaxweeynahu U Magaacabayo Xilka Ra’iisul Wasaaraha Dalka.

Siyaasiyiinta Ayaa Waxaa Ka Mid :

  1. Cabdikarin Xuseen Guuleed Madaxweeynahii hore ee Galmudug
  2. Cali Maxamed Geedi: Ra’iisul wasaarihii hore ee DKMG
  3. Dahir Maxamuud Geele: Wasiirkii Hore Waraafinta Xukumaddii Kheyre.
  4. Tabid Cabdi Maxamed: Duqii Hore Muqdisho
  5. Nuur Fuursade: Agaasimaha Madaxtooyada Qaranka
  6. Dr Cabdinasir Maxamed: Musharax Hore ee Madaxweeyne.

Iyo Siyaasiyiin Kale , Kuwaas Oo Lala Xiiriirinayo Xilkaas.