Dhageyso:- Madaxweyne Deni oo amaray in l toogto cidkasta oo amni daro ka wada Puntland.

0
72

Saciid Cabdullaahi Deni Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland  Ayaa Ka Hadlay Falalka Amni Darada Ee Ka Jira Deegaanada Maamulka Puntland Dani Ayaa Heegay In Marnaba Aan La  Ogolaan Doonin In Deegaannada Puntland Laga Dhex Sameeyo Khalalaaso Iyo Waxyaabo Keeni Karo Amni Darro.

 

Saciid Cabdullaahi Deni  Ayaa Sheegay In Talaabo Laga Qaadi Doono Cid Alaala Cidii Sameneysa Falal Qalal Galinaayo Amniga Deegaanada Ountland Waxa  Uu Amray Ciidamada Dowlad Goboleedka Puntland Inay Toogtaan Cid Kasta Oo Kasoo Horjeeda Maamulka Puntland,Isla Markaana Aysan Maxkamad La Sugin.

 

Madaxweyne Deni Ayaa Hadalkiisa Intaas Ku Daray  In Cadowga Puntland Uu Weji Farabadan Leeyahay,Hase Ahaateen Aan Marnaba La Ogaan Doonin In Deeegaanada Puntland Qalaaso Laga Dhax Abuuro.

 

Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni Ayaa Hadalkiisa Waxaa Uu Kusoo Aadayaa Xilli Mararka Qaar Deegaannada Maamulkaas Ay Ka Dhacaan Dagaal Beeleedyo, Weeraro Iyo Dilal Ay Mas’uuliyadooda Sheegtaan Al-Shabaab & Daacish.

Dhageyso Codka Madaxweeyne Deni