Qoor Qoor oo Musharax Xilka kula tartamay u magacabay Xil.

0
52

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cadi Kaariye Qoorqoor Ayaa Magacaabay Xubnaha Maamulkiisa Ku Metelaya Guddiga Farsamada Ee Ka Shaqeynaya Arimaha Doorashoyinka Dalka .

 

Wareegto Kasoo Baxday Xafiiska Madaxweyne Qoorqoor Ayaa Lagu Magacaabay Laba Xubnood, Kuwaasi Oo Kamid Noqonaya Xubnaha Dowladda Iyo Maamul Goboleedyada.

 

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor Ayaana Xubnaha Uu Magacabay Waxaa  Kamid Ah Musharixiin Kula Tartamayay Xilka Madaxweeynanimada Galmudug .

Xubnaha Lamagacabay Ayaa Kala Ah:

1– Cabdi Maxamed Jaamac ( Cabdi Waayeel) Wasiirka Arrimaha Gudaha Galmudug.

 

2- Kamaal Daahir Xasan Guutaale, Musharax Hore Xilka Madaxweyne Limada Galmudug .

Sikastaba Madaxweynayasha Jubbaland ,Pudland ,Hirshabelle , DFS Iyo Gobolka Banadir Ayaa Horey Umagacabay Xubnaha Ku Metelaya Gudiga Farsamada Ee Ka Shaqeynaya Diyaarinta Noca Doorasho Ee La Isla Ogol Yahay Ee Ka Dhacda Dalkan.