Faahfaahino Dheeri ah oo ka soo baxaya Diyaarad Ku soo dhacday Degmada Dhoobleey.

0
77

Warar Dheeraad Ah Ayaa Ka Soo Baxaya Diyaarad Ay Leeyihiin Ciidamada Kenya Ee Qeeybta Ka Ah Howl Galka Midawga Nabada Ilaalinta Africa Ee AMISOM , Oo Ku Burburtay Degmada Dhoobleey .

 

Diyaaraddaan Oo Sida La Sheegay Ciidamada U Sidday Sahay , Ayaa Waxa Ay Soo Dhacday Xilli Ay Kor Mareysay Garoonka Diyaaradaha Magaaladaasi.

 

Illa Iyo Hadda Macadda Sababta Rasmiga Ah Ee Ka Danbeysay In Ay Diyaaradaasi Soo Dhacdo .

 

Inta La Xaqiijiyay Hal Qof Ayaa Ku Geeriyootay , Kaas Oo La Sheegay In Uu Ahaa Kabtan-Ki Waday Diyaradda, Waxaana Sidoo Kale Ku Dhaawac May Dad Kale .

 

Ciidamada Keenya Iyo Laamaha Kala Duwan Ee Ay Quseeyso Weli Ma Jirto Cid Faah Faahin Rasmi Ah Ka Bixisay.