Drs Xaawo Cabdi oo Muqdisho ku geeriyootay.

0
86

Allah Unaxariisto Waxaa Goor dhaw magaalada Muqdisho , ku geeriyootay Drs Haawa Abdi , oo ka mid aheyd Dhaqaatiirta Geyiga Soomaalida Magaca ku leh.

Xaawa Cabdi, ayaa waxa ay in muddo ah ka shaqeeyneysay Magaalada Muqdisho tan iyo intii aysan Dhicin Dowladdii Dhexe ee Dalka .

Dhaqtaradda ayaana Caan ku aheyd Daweeynta xanuunada Ku dhaca Haweenka .

Xaawa Cabdi oo xaruma Caafimaad oo dhowr ah ku laheyd Muqdisho ayaa waxa ay Cilmiga Dhaqtar nimada Ka soo baratay Dalka Dibadiisa.