Gudoomiye Cabdi Xaashi oo Warqad Cabasha ah u Diray Madexweyne Farmaajo

0
91

Guddomiyaha Golaha Aqalka Sare Mudane Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa codsaday in baaris degdeg ah lagu sameeyo been abuurista lagu sameeyay Habraaca dhaqan galinta Xeerka Maaliyadda Guud ee dalka.

Warqadan kasoo baxday Gudoomiyaha Aqalka sare oo la gaarsiiyay Madaxweyne Farmaajo ayaa lagu sheegay in golaha shacabka wax ka bedel ku sameeyeen 27-qodob oo katirsan xeeka maareynta maaliyadda dalka.

Halkan ka aqriso qoraalka ka soo baxay guddoomiyaha Aqalka Sare:-