Sawiro: Hindiya oo Xaqiijisay in ay Bur burtay Diyaarad Sidday Rakaab.

0
44
Rows of ambulances are seen outside the Calicut International Airport where a passenger plane crashed after it overshot the runway in Karipur, in the southern state of Kerala, India, August 7, 2020. REUTERS/Stringer NO RESALES. NO ARCHIVES

Dowladda Dalka Hindiya Ayaa Xaqiijisay Dhimasahda 17-Qof Oo Ka Mid Ahaa Rakaabkrnaa Diyaaradda Indian Express Oo Goor Dhaw Ku Bur Burtay Gudaha Dalka Hndia .

Diyaaradda Bur Burtay Ayaa La Sheegay In Ay Saarnaayeen 191 Oo Ay Ku Jiraan Shaqaalihi Diyaaradda Iyo Dad Rakaab Ah, Waxa Ayna Ka Soo Kicitintay Magaalada Abuu Dubia .

Garoonka Calicut , Oo Ku Yaalla Kerala Ee Koonfurta Dalkaas, Oo Ah Halka A Diyyaaradda Ku Soo Dhacday Ayaa Waxaa Hadda Ka Socda Gurmad Balaaran Oo Lagu Soo Badbaadinayo Dadkii Ay Wax Yeeladu Ka Soo Gaartay Shilkaas.

Qaar Ka Mid Ah Saraakiisha Garoonka Ayaa Sheegay In Diyaaradda Ay Cagaha U Bixi Waayeen Markii Ay Soo Dageeysay, Taas Oo Kentay In Ay Xakameeyn Wayaan Diyaaradda Duuliyayaashii Waday.

Kozhikode: Rescue operation underway after an Air India Express flight with passengers on board en route from Dubai skidded off the runway while landing, at Karippur in Kozhikode, Friday, Aug. 7, 2020. (PTI Photo)(PTI07-08-2020_000255A)