Taliska Canshuraha Puntland oo soo qabtay qaar ka mid ah Gadiid leeyda Deeganada Maamulkaas

0
86

Maamulka Puntland Ayaa Qeeybo Ka Mid Ah Deeganada Maamulkaasi Ka Bilabay Howl Galo Ganacsatada Gadiidka Maamulkaas.

Ciidamada Ilaaladda Canshuuraha Ee Maamulka Puntland Ayaa Magaalada Boosaaso Ee Xarunta Gobolka Bari Ka Bilaabay Howlgalo Lagu Soo Qabanayo Gaadiidka Aan Canshuurneyn.

 

Maamulaha Canshuuraha Berriga Gobolka Barri Yuusuf Maxamed Yuusuf, Taliyaha Ciidammada Ilaalada G/Sare Maxamed Baari Iyo Saraakiil Kale Oo Hogaaminayay Howlgalka Ayaa Sheegay In Ganacsatada Qaar Eenan Bixin Lacagaha Canshuuraha Looga Baahan Yahay In Laga Qaado.

 

Taliska Canshuuraha Gobalka Bari , Ayaa Sidoo Kale Sheegay In Ay Intii Howlgalka Ay Ku Guda Jireen Gacanta Lagu Soo Dhigay Qaar Ka Mid Ah Gaadiidleeyda Ka Howlgala Magaalada Boosaaso, Kuwaasi Oo La Sheegay In Gaadiidkooda Uusan Canshuurneyn.

 

Madaxda Wasaaradda Maaliyadda Ayaa Wada Dadaalo Dheeraad Ah Oo Ku Aadan Kor U Qaadida Dakhliga Si Maamulak Puntland  U Gudato Waa Jibaad Keeda Shaqo.

Sikastaba Wasiirka Maaliyadda Puntland Xasan Shire Cabdi Ayaa Horay U Sheegay In Ollolaha Soo Qabashada Gaadiidka Aan Cashuurnayn Kaasi Oo Laga Hirgaliyay Dhamaan Gobolada Loona Wado Si Joogto Ah.